Inactivated Flu Vaccination Letter – Somali translation
Tallaalka Hergabka ee aan shaqeynin ayaa hadda la helaya
Waxaan hadda awoodnaa inaan ku siino carruurta tallaalka hergabka aan shaqeeynin Soo dhaweynta – 7 sano kuwaas oo aan awoodin inay aqbalaan walxaha ay ku jiraan qansiirka. Tallaalka ayaa loo bixiya cirbad ahaan oo waxaa laga qaata garabka ma ku jiro walxaha qansiirka ah. Haddii aad jaclahaan laheyd inuu ilmahaagu qaato tallaalkan fadlan nala soo xiriir 01275 373104 si aan kaga diyaarino mid ka mid ah xaruumaha caafimaad ee bulshada
Hargabka ayaa noqon karaa xanuun farxad aheyn marmarka qaarna wuxuu sababa xanuun aad dhib badan sida caabuqa dhagta gudaheeda iyo oofwareen. Talaalida carruurta ma difaacayso oo kaliya, laakiin sidoo kale waxay difaacaysa dadka kale ee nugul hargabka – carruurta, dadka da’da ah, haweenka uurka leh iyo dadka qaba xanuunada darran ee mudada dheer. Qaadashada tallaalka hergabka taariikhda ahaan wuxuu leeyahay yareynta heerarka xanuunka ee dugsiyada iyo goobaha shaqada.
COVID-19 iyo hergabka
Tallaalida hergabka waa mid ka mid ah wax ka qabashada waxtr lah ee aan wax ugu yareynayo cadaadiska caafimaadka iyo nidaamka daryeelka bulshada xagaagan. Hadda waxaan aragnaa saameynta COVID-19 ku leeyahay NHS iyo daryeelka bulshada, iyo imaanshaha xagaaga waxaa laga yabaa inaan wajahno wareega labaduba COVID-19 iyo hergabka. Kuwa halista badan ugu jura hargabka ayaa sidoo kale u nugul COVID-19. Waa inaan sameeyna wax walba oo aan awoodno si aan uga caawino iyaga difaacan xagaagan.
Daacadnimaada,
Kooxda Tallaalka